Svenska

 

Syftet

Syftet med webbplatsen är att förbättra kvaliteten på somaliska språkstudenter på svenska, eftersom språket är nyckeln till lärande och social integration, så vi ger denna möjlighet till studenter som inte kan komma direkt till vårt inlärningscenter för att vara lättillgängliga, Sverige slutligen var de än är.

Brothers and sisters union står för att alltid hjälpa eleverna att uppnå ett bättre resultat som leder dem till arbetsmarknaden och dela med sig av dem.
Tillsammans kan vi göra ändringar
Kunskapen har förändrats.

 

Ulajeedada

Ulajeedada websiteka waxa uu yahay sida sare loogu qaadi lahaay tayada waxbarashada ardayda Soomaaliyeed ee xaga luqada Swidishka maadama ay luqadu tahay furaha waxbarashada iyo isdhaxgalka arimaha bulshada,sidaa awgeed fursadaan waxaan siinay ardayda aan si tooska ah u imaan karin xarunteena waxbarasho inay edistanse ahaan ugu faa,ideystaan meel walba oo ay Sweden ka joogaan.

Brothers and sisters union

waa urur waxbarasho oo had iyo jeer u taagaan inay caawiyaan ardayda si ay u gaaraan natiijo fiican taasi oo ardayda u horseedaysa inay suuqa shaqada soo galaan waxna la qeybsadaan bulshada ay la nool yihiin.
si wadajir ah ayaan isbadal ku samayn karnaa
aqoonta ayaa isbadal leh

Halkaan clikc sii si aad u gasho casharada

 

Click den här länks

https://www.digitalasparet.se/

 

Qeybtaan hoose waxaan idinkuugu heynaa linkisa  garaamarka ee luqada Swidhishka oo bilaa ilaa iyo dhameystir leh

Fadlan raac meenyuuga grammarka sida ay iskuugu xigaan casharada oo maqal iyo muuqaal leh

Halkaan guji sii fadlan horayna u gal casharada

 

http://svenska2.oer.folkbildning.net/index.html%3Fp=355.html

 

Nasiib wacan