Somaliska

 

afsoomaali1

 

Barashada luqada Af-Soomaaliga

Xuruufaha waa weyn ee Af-Soomaaliga

BTJXKHDRSSHDHCGFQKLMNWHY

Xuruufaha yaryar:

btjxkhdrsshdhcgfqklmnwhy

Shaqal gaab: A E I O U

Shaqal dheer: AA EE II OO UU

Shaqal yaryar: a e i o u

Af-Soomaaliga wuxuu ka kooban yahay 26 xuruufood 21 kamid ah waa shibane shanta kalena waa shaqal

xuruufaha Af-Soomaaliga wuxuu la mid yahay tiro ahaan xuruufaha luqada Englishka,waxa kaliya ay ku kala duwan yihiin waxa ay tahay sadax xuruufood oo kala ah tusaale ahaan

Af-Soomaaliga malaha xuruufahaan soo socda sida:

P V iyo Z halka xaruufaha Englishka uusan ka laheyn xaruufahaan soo socda:

SH DH iyo KH waana taa farqiga  u dhaxeeyo xuruufaha ahaan

Farqiga kale oo u dhaxeeyo waxa uu yahay xuruufaha Af-Soomaaliga waa ay kala saaran yahay shibanaha iyo shaqalka halka xuruufaha Englishka ay isku wada darsan yihin

tusaale ahaan shaqal Af-Soomaaliga waa sida hoos ku qoran

A E I O U waxaan ku kala duwanahay dhawaaqa laakin qoraalka waa iskaga mid

 

Waxaa diyaariyey  Brothers and Sisters Union ( BSU ) orförande

ingenjör Mohamed Omar Naga