Matematik

Xisaab

Pagekaan waxaan ugu talagalnay barashada xisaabta halkaas oo ay ardayda ka heli karaan xisaabta dugsiga hoose,dhexe iyo sareba,waxaan soo galin doonaa videoclipyo toos ah oo xisaabta qeybaheyda kala duwan anaga oo ka bilaaweyno bilaaw ilaa dhamaan insha Allah

Waxaa mahad u sugnaatay Allah subxaanalaahi watacaalaa oo noo suurtagaliyey inaan horumar ku samayno waxbarashada oo aan gaarsiino dhamaan caalamka oo idil ilaa magaalo,gobolada dalka,degmooyinka,waaxyaha,tuulooyinka meel walba ay umada joogta si ay ugu faa,ideystaan aqoontoodana sare u qaadaan waa lacag la,aan ulajeedkana waxa ay tahay in la soo saaro arday aqoontooda tayo leedahay bulshadana wax ku soo kordhin karta bulsha waxbaratay ayaa horumar gaarta.

Waxaan u mahadcelinaynaa dhamaan maamulka iyo macalimiinta Brothers and sisters union iyo Shibis kultur utveckling oo waqti badan galiyey kana shaqeeyey prograamka edistansiga ah ee lagu gaarsiinayo waxbarashada ee meel walba oo ay umada joogto waa teknolojiyada casriga ah

Waxaan guud ahaan u mahadcelinaynaa maamulka BSU iyo Shibis kultur utveckling och utbildning

1: Abdiazis Ahmed ( Chairman of the BSU och Shibis kultur committee

2: Engineer Mohamed Omar Naga  ( Program director and principal  )

3: Engineer Abdulrahman Ahmed ( Vice deputy and producer program )

4: Maslah Omar Ahmed ( Responsible work )

5 : Asho Ali Abdullahi  ( preceptor and program editor )

6: Abdulrahman Mohamed Omar ( Precptor and program editor )

7: Farhio Mohamed Omar ( Preceptor and marketing )

If you have more questions or consult don’t hesitate to contact us

You are welcome

Please click this linka and watch new beginners of mathematic