Engelska

Maamulka Brothers and sisters union iyo Shibis kultur utveckling iyo macalimiinta ayaa u diyaariyey dhamaan ardayda jecel waxbarashada inay ka faa,ideystaan barashada cilmiga qeybihiisa kala duwan meel walba oo ay caalamka ka joogaan ayaga oo aan safar u soo galin qarashna ugu bixin.

Uljeedka ( Syftet )

Ulajeedka waxa uu yahay sida sare loogu qaadi lahaay tayada waxbarashada ardayda si loo helo arday aqoon fiican leh oo bulshada horumar gaarsiin karta isla markaana suuqa shaqada saameyn ku yeelan kartaa ayaga oo ka qeyb qaadanayaan horumarka dalalka ay ku noolyihiin iyo dalkooda hooyo

 

Engelska grund  ( Waa English bilaaw ah dugsi hoose iyo dugsi dhexe )

 

Här kommer några bra länkar där ni kan träna engelska.

Här kan du läsa texter och samtidigt lyssna på uttal. Det finns många olika nivåer. Till de mellansvåra texterna finns det också övningar att arbeta med.

Here you can read texts and at the same time listen to pronunciation. There are many different levels. There are also exercises to work with for the middle texts.

Halkan waxaad ka akhrisan kartaa qoraalo iyo isla mar ahaantaana dhageysataa dhawaaqa. Waxaa jira heerar badan oo kala duwan. Waxaa kaloo jira layliyo si ay ula shaqeeyaan qoraallada dhexe.

Fadlan guji sii linkiska hoose

Ka faa,ideysi wacan

http://www.rong-chang.com/

BSU has a good links with quiz and shows your result if you complet successfully or not so you are going to train in torder to improve your English hearing

Brothers and sisters union waxay halkaas idinkugu soo bandhigeysaa links fiican oo su,aalihiisa wata kaas oo aad ku tababaranaysaa si aad sare ugu qaadaan fahamkiina luqada Ingiriiska kaas oo ku tusaya natiijadaada hadii aad saxday iyo hadii aad qaladay.

Barnaamijkaan waxaan ugu talagalany dhamaan ardayda Soomaaliyeed inay ka faa,ideystaan barashada luqada oo afar qeyb leh kuwaas oo kala ah

1: Ku hadalka ( Oral speaking )

2: Aqrinta iyo fahamka ( Reading comprehension )

3: Dhagaysiga ( Listening/Hearing )

4: Qoraalka ( Writing )

waana afarta qeyb ugu muhiimsan ee luqada Englishka hadii ardaygu afartaan qeyb ka fahmin waa ay adagtahay inuu ka gudbo luqada Ingiriiska heerka uu ka joogo waa waajib in ardayga afartaan imtixaanka ku baaso si uu ugu gudbo waana sharciga wasaarada waxbarashada ee Yurub.

Waxaan halkaan idin soo dhignay barnaamijka maqal iyo su,aalihiisa adiga oo ku tababaranaya qeybta maqalka oo waxbadan idinka saacideyso ardayda ku liita dhagaysiga Ingiriiska,kaas oo ugu danbeyn leh natiijo aad ku ogaaneysid waxaad qaladay iyo waxaad saxday

Fadlan halkaan guji sii

https://esl-lab.com/

 

english-exercise-bsu

http://learnenglishkids.britishcouncil.org/en

http://www.rong-chang.com/

 

Hadii aad rabto inaad iska diiwangeliso Brothers and sisters union iyo Shibis kultur utveckling och utbildning

fadlan buuxi foomka hoose

bsu-ansokan-blankett01 

 

 

 

 

Connect this side and may help you more English training

http://nafs.gu.se/